Tuesday, March 22, 2016

Sahalsoftware College Kismayo (Monthly Exam)

Waxaa College-ka Sahalsoftware Kismaayo ka socda diyaargarowga ay ardada u diyaargaroobayaan Imtixaanka Bilaha ee la qaadi doono hadii Alle idmo dhammaadka bishan aan ku jirno ee March 2016.

No comments:

Post a Comment